Ciidamo ay isla tababareen Holland, Britain & Mareykanka oo Somalia ku soo jeeda

Uganda ayaa ku dhawaad 2,000 oo askari usoo diraysa Soomaaliya kuwaasoo tababar loo soo gabagabeeyay dhowaan. Ciidamada tababrkan loo soo gabagabeeyay ayaa tiro ahaan gaaraya 1,828 askari iyagoo qayb ka noqon doona hawlgalka Midowga afrika ee Amisom. Taliye ku xigeenka ciidamada difaaca Uganda, General Wilson Mabadi oo la hadlay ciidamadan kadib markii loosoo gabagabeeyay tababarka … Continue reading Ciidamo ay isla tababareen Holland, Britain & Mareykanka oo Somalia ku soo jeeda